Qaamuusle LogoQaamuusle

tawreed Axdigii hore

Magac dheddigDiinta
Qeybtii hore kitaabka Diinta kirshtaanka, wuxuuna xambaarsanyahay qoraalka Yahuudda, gaar ahaan wixii la xiriira taarikhda dadka Yahuudda.