Qaamuusle LogoQaamuusle

tilmaame

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

tilmaame1
Magac lab
Tusma- bixiye, horkace, wade.
Wadarta Magacan

-mayaal, m.l/dh

tilmaame2
Magac labKiimika
Iskudhis si geddisme ah u beddela midabka, kaas oo ku xiran, PH-ka milanka uu ku milanyahay. Mitimsyada ogsidhayn yareyntu waxay u baahan yihiin tilmaa-mayaal gaar ah.
Wadarta Magacan

-mayaal, m.l/dh

tilmaame3
Magac labNaxwe
Wuxuu tilmaamaa qof ama shay rugtiisa.
Wadarta Magacan

-mayaal, m.l/dh