Qaamuusle LogoQaamuusle

timir

Magac dheddig
1
Geed u eg geedaha baarta.
2
Miraha geedkaas ka baxa, sonkor baa ka buuxda, laf yar oo adagna way ku dhex- jirtaa.