Qaamuusle LogoQaamuusle

timaaddo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

timaaddo1
Magac dheddig
Wax mustaqbalka dhici doona.
timaaddo2
Magac dheddigNaxwe
Ammin faleed tilmaama fal aan weli dhicin.