gogol
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gogol1
Magac dheddig1
Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu fariisto.
2
Shir yar oo dad is-rabaa arrin kaga xaajoodaan.
Wadarta Magacan
-glo, m.l
gogol2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax dhul ku fidsasho si loogu seexdo ama loogu fariisto.
2
Sariir firaashid.
Is-rogga falkan
-glay, -goshay; -gli