Qaamuusle LogoQaamuusle

toxob

Magac dheddig
1
Cadad yaryar oo xalxalleefsan oo dusha iska saarsaaran oo kalluunka iyo haqa qaarkii dhawraarin ahaan, korka kaga rogan.
2
Dadka dubkiisa hollob ka kacda.
3
Lakab taxane ah oo xabagaysan: kaas oo daboola qaybta hawada u baxsan ee geedka. Waxa dhiijiya dubduleedka, shaqadeeda ugu muhiimsanina waxa weeye ka hortagga biyo lunka geedaha.
Wadarta Magacan

-bo/-byo, m.l