ugxanside
Magac lab
1
(c.nafl.) Organka taranka ee dheddigga xayawaanka kaas oo soo saara ugxanta.
2
(bot.) Salka hulan ee kaarbalka ubaxa, kaas oo ka kooban hal ama in ka badan oo ugxan side yare. Bacriminta kaddib, derbiga ugxansiduhu wuxuu u koraa xagga midhaha isaagoo daboolaya iniinyaha.
Wadarta Magacan
-dayaal, m.l/dh