iran
Magac lab
1
Daliig lagu sameeyo weelasha la tolaayo oo gucunka kor ka maro.
2
la midka ah (ld):
inan 1 (3)
Isha birteeda
3
Meesha banka iyo dhulka dhirta leh iska galaan. 4.(-mo, mdh.) Meel kayn ah oo godan, hareerahana ka bannaan.
Wadarta Magacan
-nno/-aamo, m.dh