wajahad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
wajahad1
Magac dheddigDhinaca hadba aqalku u sii jeedo hortiisa.
Wadarta Magacan
-do, m.l
wajahad2
Magac dheddigFiisikisJiidda dhulka dushiisa ah ee u dhexaysa kalana saarta cufaf hawo qabow iyo mid diirran ah.
Wadarta Magacan
-do, m.l