Qaamuusle LogoQaamuusle

walambo

Magac dheddig
1
Dhis yar, dusha ka dedan oo la harsado.
2
Aqal yar, dhismo liita leh oo dad sabool ahi ku hoydaan.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l