walaac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
walaac1
Magac labIahawareer; isla-hadal; walwal.
walaac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Laba arrin kala doorashadood ku fikirid.
2
Dhibaato yar xal degdeg ah u waayid.
Is-rogga falkan
-cay, -cday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cay, -cday