Qaamuusle LogoQaamuusle

walqal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

walqal1
Magac dheddig
Neef lagu allabaryo oo ilmo dhashay loogu duceeyo. ld wanqal, waqlal¹.
walqal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
U w.: walqal samayn. ld waqlal².
Is-rogga falkan

-alay, -ashay