waqti
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
waqti1
Magac lab1
Waa; goor; jeer; shin; ammin.
2
Xilli; nur. ld wakhti.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
waqti2
Magac labFiisikisSummad t. Xaddiga sahla in aynu kala saarno laba dhacdo oo isku mid ah, kana dhacay isku meel. Gaalis u dhexeeya labadaa dhacdo ayaa ah aasaaska cabbirka waqtiga.