Qaamuusle LogoQaamuusle

waqtilumis

Magac lab
1
Waqtiga oo aan laga faa'iidaysan.
2
Waxyaabo laysku maaweeliyo oo waqtiga laysku dhaafiyo, sida shax, turub iwm.