Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
weeso
Magac dheddig
1
(dii.) Mayrid la mayro xubnaha qaarkood oo faral ah,la'aanteedna ayan salaadu ansixi karin.
2
(dii.) Biyo yar oo xubnaha qaarkood lagu mayro si loo tukado.
3
(-ooyin, m.l) Ubbo. ld weyso.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: weecad
Magac lab
2: weecasho
Magac faleed dheddig
3: weeci
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: weecin
Magac faleed dheddig
5: weeco
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
6: weecsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: weecsanaan
Magac faleed dheddig
8: weecsanaansho
Magac lab ama dheddig