wirwir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
wirwir1
Magac lab1
Dhalanteed.
2
Socodka la socdo wakhtiga qorraxdu aad u kulushahay.
3
la midka ah (ld):
wirwirid
wirwir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWakhti qorraxdu aad u kulushahay socosho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay