wishaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
wishaar1
Magac lab khabarDoon ama markab cusub oo kolkaas dibedda iyo badda loo saaray.
wishaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax duugoobay sidii uu hore u ahaa ka dhigid (guri, doon, iwm).
Is-rogga falkan
-ray, -rtay