Qaamuusle LogoQaamuusle

xambaar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xambaar1
Magac lab
La bixidda gabar la guursanayo xoog lagula baxo. ld xambaarid.
xambaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax dhabarka ku qaadid.
2
Ku x.: cid xumaan dhaxalsiin.
3
Gabar guur laga rabo xoog kula bixid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay