xambaaro
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xambaaro1
Magac dheddigDhabar wax ku qaadid, dhabarka wax lagu qaado.
xambaaro2
Fal gudbe, isrogrogga 3aad1
Wax dhabarka ku qaadasho.
2
Gabar la guursa- nayo xoog kula bixid. ld xambaarso.
Is-rogga falkan
-rtay, -ratay