Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xannaanee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Cid daryeelid.
2
Dhaqaalayn; hayn.
Is-rogga falkan
-neeyay, -naysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xan
Magac lab ama dheddig
2: xanaaji
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
3: xanaajin
Magac faleed dheddig
4: xanaakad
Magac dheddig
5: xanaakadayn
Magac faleed dheddig
6: xanaakadee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: xanaanada-xoolaha
Magac lab
8: xanaaq
Magac lab