Qaamuusle LogoQaamuusle

dhuuji

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax si xoog ah gacanta ugu qabasho.
2
Wax meel ku adkeyn.
Tusaale
Foostada furka ku dhuuji
Is-rogga falkan

-iyay, -isay