Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ambi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Cid jahada toosan ka lumin.
2
Nafley meel fog oo aanay si sahlan uga soo noqon karin geyn. ld lumi.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: amba
Magacuyaal ebyoon
2: ambaal
Magac lab
3: ambabbax
Magac lab
4: ambabbaxsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: ambabbaxsanaan
Magac faleed dheddig
6: ambabbaxsanaansho
Magac lab ama dheddig
7: ambabbixi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: ambabbixid
Magac faleed dheddig