bixi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax meel uu joogay ama yaallay ka saarid.
2
Wax sida musmaar qodax iwm meel uu ku mudnaa ka siibid.
3
Wax halis ka badbaadin.
4
Qof, wax uu hayey cid kale siin.
5
Dab iwm shidid.
6
Magac u b.: nafley, meel iwm magacsiin.
7
Wax u b.: qof dhintay wardi ama sadaqa u hibayn.
8
Isu b.: wax kala qoqoban isufurid.
9
Isu b.: laba qof tartansiin.
10
Kala b.: kala saar. ld bixi.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay