Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
jiciiree
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Cid ceeb gaarsiin.
2
Wax midab ciiro ah u yeelid.
Is-rogga falkan
-reeyay, -raysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: jicib
Magac dheddig
2: jiciir
Magac dheddig
3: jiciirasho
Magac faleed dheddig
4: jiciirayn
Magac faleed dheddig
5: jiciiri
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: jiciirin
Magac faleed dheddig
7: jiciiro
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
8: jiciiroobid
Magac faleed dheddig