Qaamuusle LogoQaamuusle

rajiimi

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Dheri si tartiib ah deb uga qaadid.
2
Sheydaan iska naarid; “Shaydaanka iska rajiimi.”.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay