4
Soo dheeraan (dhir, timo iwm).
5
Muuqasho (qorrax, dayax iwm).
7
Gadmid, iibsamid (ganacsi).
9
Ka b.: arrin ama waajib gudasho.
10
Ku b.: qaymo ku fadhiisasho.
11
La b.: wax meel ku jira baxsasho.
12
La b.: la cararid (gabar).
13
Isku b.: isku buuqid, isku kicid.
15
Kala b.: kala qaybsamid.
16
Kala b.: dhanaanaasho, suusacid (caano).
17
Haan caano lagu lulay subag dhalid.