Qaamuusle LogoQaamuusle

xayiraad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xayiraad1
Magac dheddig
Xayirmid.
Wadarta Magacan

-do, m.l

xayiraad2
Magac dheddigTaariikh
Is-hortaag dhaqaale oo la xiriira joojin ganacsi, dhaq- dhaqaaqa maraakiibta si looga joojiyo dal isdhaafsiga ganacsiga uu la leeyahay dalalka kale.
Wadarta Magacan

-do, m.l