xeer
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xeer1
Magac lab1
(-rar, m.l) Sharci; dastuur.
2
Xarig kor looga xiro aqalka miyiga si aan dabayshu u qaadin.
xeer2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Xarig wax kor kaga xirid.
2
Wax sharci kadhigid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay