Qaamuusle LogoQaamuusle

xeero

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xeero1
Magac dheddig
Weel godan oo qori ka samaysan oo cuntada lagu rito.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l

xeero2
Magac dheddigMuusiko
Qaybta kordhisa codka shareerada oo ka samaysan xeero qori ah oo harag ari ku daboolan.