xerodhaaf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xerodhaaf1
Magac labNeef xeradiisa ka taga oo habeenkii xero kale ku hoyda.
xerodhaaf2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadNeef xeradiisa mooyaane xero kale ku hoyasho.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-fay, -ftay