Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
luqmaliigle
Magac lab
1
Magaca loogu yeero neef geel ah oo leh luqun qurxoon.
2
Neef geel ah, da' yar oo cayillan.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: luqad
Magac dheddig
2: luqluq
Magac lab
3: luqluqad
Magac lab
4: luqluqasho
Magac faleed dheddig
5: luqluqid
Magac faleed dheddig
6: luqluqo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
7: luqmad
Magac dheddig
8: luqmo
Magac dheddig