Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xididxanuun
Magac lab
Xanuun yar oo meel jirka ka mid ah si dabacsan u haya.
Tusaale
“Jaamac waa isjirrisiinayaa ee xididxanuun ma hayo”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xiddaayad
Magac dheddig
2: xiddayn
Magac faleed dheddig
3: xiddaysad
Magac lab
4: xiddaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: xiddaysasho
Magac faleed dheddig
6: xiddaysi
Magac lab
7: xiddaysnaan
Magac faleed dheddig
8: xiddaysnaansho
Magac lab ama dheddig