Qaamuusle LogoQaamuusle

qiimaha sugan ee tiro maangal ah

Magac labXisaab
Tiro togan oo laxaadkeedu la mid yahay tiro la isa siiyey. Summadda qiimaha sugan ee tirada A waxaa loo qoraa A. Qiimaha sugan ee tirada 6 waa 6, qiimaha sugan ee - 6 waa 6.