Qaamuusle LogoQaamuusle

xiiq

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xiiq1
Magac dheddig
1
Neef xoog leh oo nafleyda qabata kolka in badan la ordo; xuurto.
2
Xiiqdheer; kix.
xiiq2
Magac dheddigDaawo
Xaalad bukaansho oo lagu yaqaan iskuroorid kedis ah ee dhuumaha neefta taaso keenta dhibaato neefsasho.
xiiq3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Xiiq qabsasho; xuurtoodid.
Is-rogga falkan

-qay, -qday