Qaamuusle LogoQaamuusle

xiidan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xiidan1
Magac lab
1
Dhuunta cunnadu marto, inteeda u dhexaysa caloosha iyo afka saxaradu ka baxdo.
2
Cunnammareenka intiisa yaryar oo caloosha (godanta) iyo qab- sinnada u dhexaysa.
xiidan2
Magac labCilmiga-naflayd
Qaybta ka midka mindhicirka weyn ee lafdhabarleyda ee u dhexaysa siikamka iyo malawadka. Shaqada ugu weyn ee uu qabtaana waxa weeye ka soo nuugista macaadinta iyo biyaha hadhaaga cuntada aan la dheefshiidin ee soo dhaafta mindhicirka yar, taas oo marka dambe noqo- ta saxarro.