qabbir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qabbir1
Magac labIsu dhoweynta lugaha awr la dabrayo aad la isugu dhaweeyo. ld qabbirid.
qabbir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadRati dabar si aad ah ugu dhuujin si uusan u fogaan.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay