Qaamuusle LogoQaamuusle

gooh

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gooh1
Magac lab
1
Nooc ka mid ah ololka geela.
2
Catow.
gooh2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Neef geel ah ololid.
2
Cataabid.
Is-rogga falkan

-hay, -hday