gool
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gool1
Magac lab1
Ciyaarta godadowga afar xabbadood oo isku god ku jira.
2
Awr buuran.
3
Waraaqaha maraakiibta iyo dayaaradaha ay u adeegsadaan safarra-dooda.
Wadarta Magacan
-lal, m.l
gool2
Magac dheddig1
Libaax dheddig.
2
Neef dheddig oo buuran.
3
Neef dheddig oo rimay la'aan ku weynaaday.
Wadarta Magacan
-lo, m.l