Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xin
Magac lab
1
Colaad yar oo masayr iyo xaasidnimo leh oo dad qaraaba ahi isu qabaan.
2
(-man, m.l) Biyafariisin yaroo xareed ah.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xinif
Magac dheddig
2: xiniin
Magac lab
3: xiniin-xolac
Magac lab
4: xiniintaabasho
Magac faleed dheddig
5: xiniintaabo
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
6: xiniinyataabasho
Magac dheddig
7: xiniinyataabo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
8: xinjir
Magac dheddig