xiniin
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xiniin1
Magac labNin ama neef lab ah oo hal xiniin leh.
xiniin2
Magac dheddigLabada qanjir, oo ugaxda qaabkeeda leh, oo qooraha ku jira, oo biyaha laboodka sameeya, middood; raayaha middood.
Wadarta Magacan
-nyo, m.l
xiniin3
Magac dheddigCilmiga-naflaydLabada kuus-kuus ee xubin nimeedka ah oo sameeya shahwada, soona saara hormoonka ragga (androojin) oo ku xiran hormoonno kale (goonadotrofiinis) oo laga soo daayo qanjir dhiiqa bitwitariga.
Wadarta Magacan
-nyo, m.l