Qaamuusle LogoQaamuusle

xukun militeri

Magac lab
1
(siyaa.) Dawlad militri oo ku qabsatay awoodda xukunka xoog militeri, doorasho la'aan.
2
(siyaa.) Sharciyo gaar ahaan lagu soo rogo dal, awood dhe- raadna siiya taliyaasha xoogga dalka, markuu dalkas gudihiisa ama dibaddiisa dagaal halis ah ka jiro.