Qaamuusle LogoQaamuusle

xukun

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xukun1
Magac lab
1
Talis, guddoon.
2
la midka ah (ld):
xugmi
Go'aan maxkamadeed
3
la midka ah (ld):
xakaamad, xukuumad
Dowlad; dawlo
xukun2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax maamulid.
2
Cid go'aan maxkamadeed ku qaadid.
Is-rogga falkan

-umay, -untay; -umi