Qaamuusle LogoQaamuusle

xul

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xul1
Magac lab
1
Wax badan kuwa laga soo xushtay.
2
la midka ah (ld):
xulid
xul2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Tiro wax kale oo la nooc ah fiicnaan uga doorid.
2
Wax, wax kale ka dhex baarid.
3
Kayn iwm dhex marid.
Is-rogga falkan

xulay, xushay