1
Waxa jira siyaabo badan oo loo qeexi karo xisaabta, hase yeeshee, qeexidyadaasi ma aha kuwa loo qaadan karo qeexidda ereyga.
2
Barashada sida ratibaa- dyo iyo xiriiro loo bandhigo la isuna gaar- siiyo.
3
Barashada tirooyinka, shaxannda iyo qaybo kale oo lojik ahaan.
4
Barashada tirooyinka, shaxannada iyo qaybo kale oo lojik ahaan loo adeegsado. Waxaa loo qaybiyaa xisaab saafid iyo dabaqaad. Inkastoo qaybintu aan ahayn mid go'an misna labada qaybood waa ay isku xiranyihiin.