Qaamuusle LogoQaamuusle

xoq

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xoq1
Magac lab
Beeyo qolof lagu fujiyo oo aan saafi ahayn. ld xog¹, xog², xoq².
xoq2
Magac dheddig
la midka ah (ld):
xoq¹
xoq3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax ciddiyaha marmarin.
2
Wax hoolid.
3
Cusbo gaar ah carruur dabada ka gelin. ld xog³.
Is-rogga falkan

-qay, -qday