Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xoree
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Cid xor ka dhigid.
Is-rogga falkan
-reeyay, -raysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xor
Magac dheddig
2: xorayn
Magac faleed dheddig
3: xorgog
Magac lab khabar
4: xorgogid
Magac faleed dheddig
5: xorgogsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: xorgogsanaan
Magac faleed dheddig
7: xorgogsanaansho
Magac lab ama dheddig
8: xorjab
Magac lab