Wuxuu doono samayn kara; aan cidi u talin; wuxuu maskaxdiisa ka maago samayn kara isagoo aan cidna kala tashan; isu taliya; madax bannaan; aan hawl ama shii- daad kale horjoogin ama xayirayn.
2
(-ro, m.l) Dacal (dhar); daraf; serji.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Xor-ta)
1. Wuxuu doono samayn kara; aan cidi u talin; wuxuu maskaxdiisa ka maago samayn kara isagoo aan cidna kala tashan; isu taliya; madax bannaan; aan hawl ama shiidaad kale horjoogin ama xayirayn.