Qaamuusle LogoQaamuusle

xug

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xug1
Magac dheddig
X. ah: xaskul qori lagu xaquuqay oo buruqdii laga milay oo liilankii caddaa isu haray. 2. ld xuf.
xug2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Xoolo isku duuban, si degdeg ah u kaxayn, u eryid.
2
Si aayar ah maqaarka ama xuubka uga saarid.
3
Hilib ku haray maqaarka ka jarjarid. ld hug.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay