goosato
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
goosato1
Magac dheddig1
Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya.
2
Cambaarmadow. ld goosey¹, gooye.
goosato2
Magac dheddigGeed weyn oo aan qodax lahayn oo dhala miro macaan oo la cuno. ld goosey².
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay