yagleel
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
yagleel1
Magac lab ama dheddigla midka ah (ld):
yagleelid
yagleel2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Xero ama deyr si ku meel gaar ah u samayn.
2
Labo qof oo is guursanaaya guri u dhisid.
Is-rogga falkan
-eelay, -eeshay